.
Dahir Galabgure

Dahir Galabgure

@DGalabguure

Tweets1.6k
Followers2.5k
Following378
Likes115.5k

if you want peace work for justice, coz peace and justice are 2 sides of the same coin. Pursuing Msc at @selcukrektorluk in Turkey. views are mine.

Konya, Turkey
Joined on October 2016

Statistics

We looked inside some of the tweets by @DGalabguure and here's what we found interesting.

Inside 100 Tweets

Time between tweets:
2 day
Average replies
73
Average retweets
360
Average likes
1977
Tweets with photos
20 / 100
Tweets with videos
40 / 100
Tweets with links
45 / 100

Last Seen Profiles

@pandaH_6 @pandaH_6
@zwakala_fc @zwakala_fc
@absorblog @absorblog
@NetSakini @NetSakini
@ADiscretos @ADiscretos
@konsomepotato @konsomepotato
@4SER0R4 @4SER0R4
@lukeinthesky_ @lukeinthesky_
@YouYouK6 @YouYouK6
@fmda1234 @fmda1234
@ONEINAM1YEON @ONEINAM1YEON
@orenmuge @orenmuge
@PhotoZZNews @PhotoZZNews
@writer1307 @writer1307
@Mjsfetishes @Mjsfetishes
@kimari_unruly @kimari_unruly

Maalmo qurux iyo qiyam u saaxiib ah. https://twitter.com/AbdirashidAdde/status/1180851179221393410 

2
2
17
Dani oo khudbadiisa u danbeesay ku yiri Puntalnd waxay u bahantahay warbaahinta in laga difaaco iyo Wasirka Warfaafinta Puntland oo qiray dulqaad yarida Deni. Wasiirka ayaa cadeeyey in Deni uusan xamili karin dhaliisha warbaahinta dani uma leyn mayo in waqtigisa dhameysan doono🤭

Dani oo khudbadiisa u danbeesay ku yiri Puntalnd waxay u bahantahay warbaahinta in laga difaaco iyo Wasirka Warfaafinta Puntland oo qiray dulqaad yarida Deni. Wasiirka ayaa cadeeyey in Deni uusan xamili karin dhaliisha warbaahinta dani uma leyn mayo in waqtigisa dhameysan doono🤭

4
13
48

My fav Somali fanan Abditahlil warsame❤️ illahow caaafi🙏🏽 https://twitter.com/Baabol2/status/1222229714280112128 

2
2
8
A Tajikistani female doctor thanked the Banaadir court after the court ruled in her favor I hope the government will tighten the rules of those who bring in foreign to Somalia and then don’t pay them And also tighten the rules of foreign who don’t pay their Somali  employee

A Tajikistani female doctor thanked the Banaadir court after the court ruled in her favor

I hope the government will tighten the rules of those who bring in foreign to Somalia and then don’t pay them
And also tighten the rules of foreign who don’t pay their Somali employee

15
27
111

0
0
1
"Ciidda hooyo"  hees waddani ah oo qiimo badan.Erayada : C/qaadir Cabdi Shube Laxanka iyo luuqda:  Aadan Goobbe.Jiibta: hoboladii Horseed@BashiirMaxmud @Hqorane @AxmedFaanto @FathiaAbsie

"Ciidda hooyo" hees waddani ah oo qiimo badan.
Erayada : C/qaadir Cabdi Shube
Laxanka iyo luuqda: Aadan Goobbe.
Jiibta: hoboladii Horseed
@BashiirMaxmud @Hqorane @AxmedFaanto @FathiaAbsie

1
51
122

dadka qaar ayuu u shaqeyn waayay linkiga kooban. Waakan isaga oo dhammeystiran:
https://48428-125698-raikfcquaxqncofqfm.stackpathdns.com/wp-content/uploads/2017/02/getting-somalia-wrong_somali-edition_smaller-file.pdf  https://twitter.com/HarareMohamed/status/1215697445893689347 

2
6
17

Sumadeed ma deel baa, dacla iyo ma sarin baa, ma shiid iyo fadaan baa, may iyo dacar baa. #Gabay cajiib ah. https://twitter.com/abdisalamisma1/status/1213344256066236416 

0
1
2
A smart and thought-provoking questionsWhat a smart young lady 👏🏽👏🏽👏🏽

A smart and thought-provoking questions

What a smart young lady 👏🏽👏🏽👏🏽

93
297
847
Ninkii hanyar baa hurdada ka bogtee, maxay himiladu qalbiga holcisaa. ⁦@Abdirachiid⁩

Ninkii hanyar baa hurdada ka bogtee, maxay himiladu qalbiga holcisaa. ⁦@Abdirachiid

0
1
6
Recep Tayyip Erdoğan
1 month ago

Mogadişu'daki terör saldırısını lanetliyor, saldırıda hayatını kaybeden 2 vatandaşımıza ve Somalili kardeşlerime Allah'tan rahmet, yaralılara acil şifalar diliyorum.

Milletimize ve kardeş Somali halkına taziyelerimi iletiyorum. Türkiye her zaman Somali'nin yanındadır.

1.3k
6.9k
39.5k
Hadalkaa MW Muuse sheegay, waa mid waqtigiisii ku soo aaday furayna su’aal iyo qaab wadahadal cusub oo maanta loo baahan yahay in si habsami leh horay loogu sii wado.Haddii ay su’aashu tahay siday Soomaali u midowdaa, wax badan ayaa laga gudbay. Guulaysta

Hadalkaa MW Muuse sheegay, waa mid waqtigiisii ku soo aaday furayna su’aal iyo qaab wadahadal cusub oo maanta loo baahan yahay in si habsami leh horay loogu sii wado.
Haddii ay su’aashu tahay siday Soomaali u midowdaa, wax badan ayaa laga gudbay. Guulaysta

30
21
92

Pres. Muuse Biixi oo dood cusub keenay oo yiri "Soomaalidu inay midowdo....waxey ku xiran tahay inay caqiidad keento waar bal kii hore innaga dunyee sideynunu u midownaa." "Soomaalida maanta Koonfur ka talineysaa caqliyaddi lagu walaaloobayey ma hayaan?"https://youtu.be/UpY1TiKjkH0 

31
21
93

The first #nine countries in the world teach in their mother tongues, so why don’t we learn in it our mother language? I can’t understand why it is being promoted in foreign language.
@alihwarsame @Mohamed_Dubo @Dr_AO_Bouh @Godahbarre @Plstatehouse @CaymoCigaal @afyare_elmi https://twitter.com/WeTheHorn/status/1206225545853308928 

1
1
7
• Samir been ah kuma gaadhaysaan waxa sugaysaane,• Hadba dood saleelo ah adoon lagu sabaalaynin,• Sooyaalka hadafkaaga waa lagu saleeyaaye,• Hayeeshee wixii soo socdaa lagu sargoogaaye!Sooyaal: @NageeyeKhaliif, 2019

• Samir been ah kuma gaadhaysaan waxa sugaysaane,
• Hadba dood saleelo ah adoon lagu sabaalaynin,
• Sooyaalka hadafkaaga waa lagu saleeyaaye,
• Hayeeshee wixii soo socdaa lagu sargoogaaye!

Sooyaal: @NageeyeKhaliif, 2019

2
5
23
Good for environmentally, pastures and tourism. beautiful and warm places, Alhamdulilaah allah gave us like these beautiful environments.on the outskirts of the city #Garowe_Nugal_Somalia. @MohamedSelh @CaymoCigaal @ARazaSandheere @Asadosmanabdull @alihwarsame

Good for environmentally, pastures and tourism. beautiful and warm places, Alhamdulilaah allah gave us like these beautiful environments.
on the outskirts of the city #Garowe_Nugal_Somalia. @MohamedSelh @CaymoCigaal @ARazaSandheere @Asadosmanabdull @alihwarsame

0
8
27
The rainy season is usually a blessing to the farming community in Ethiopia's Somali region. 💚💙❤ It marks a busy period in the farming calendar as farmers embark on land preparation, planting, and tending to the crops in the farms.

The rainy season is usually a blessing to the farming community in Ethiopia's Somali region. 💚💙❤

It marks a busy period in the farming calendar as farmers embark on land preparation, planting, and tending to the crops in the farms.

17
101
305
Abwaan/Mufeker Shube alle ha xafido. Waa dadka indheergaradka ah ee usii hadhay bulshadeena Soomaaliyeed. Abwaanku inta baddan wuxuu la hadlaa dhalinyaradda, dhalinyaradana maskaxdooda waxaa buux dhaafiyey waxaad tihiin ubaxii beri. Berito ma dhammaanayso ee inakaa tegayna.

Abwaan/Mufeker Shube alle ha xafido. Waa dadka indheergaradka ah ee usii hadhay bulshadeena Soomaaliyeed. Abwaanku inta baddan wuxuu la hadlaa dhalinyaradda, dhalinyaradana maskaxdooda waxaa buux dhaafiyey waxaad tihiin ubaxii beri. Berito ma dhammaanayso ee inakaa tegayna.

0
2
10
Berri waxay ku beegan tahay xuska sanad guuradii 99-aad ee geerida Rabbi ha u naxariistee halgamaagii weynaa ee Somaaliyeed Sayid Maxamed C/llaahi Xassan oo December 21, 1920 ku geeriyooday dullada Iimey ee dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya heysato.#Somalia

Berri waxay ku beegan tahay xuska sanad guuradii 99-aad ee geerida Rabbi ha u naxariistee halgamaagii weynaa ee Somaaliyeed Sayid Maxamed C/llaahi Xassan oo December 21, 1920 ku geeriyooday dullada Iimey ee dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya heysato.

#Somalia

23
29
101

Soomaaliyeey, halkan waxaad ka baran kartaan luuqada English-ka waliba si bilaash oo lacag la'aan ah, keliya waxaad u baahantahay in aad iska diiwaan-geliso https://www.futurelearn.com/courses/categories/languages-and-cultures-courses/learn-english 

2
3
4

Afkaaga ka tag macnaheedu waxa weeye, jiritaankaaga ka tag. Waxaa jira dawlado badan oo afkooda cilmiyeeyey ka dibna isaga wax ku bartay. Soomaaliduna taas way yeeli karaan. Dadkii Afka Soomaaliga wax ku soo bartay 1970kii, waa tusaale wanaagsan. https://twitter.com/WeTheHorn/status/1206225545853308928 

7
50
160
Next Page